Ma Raadinaysaa Alaab?

Ku Soo Dhawoow Hargeisa Market

Hargeisa Market waa Goob ganacsi oo lagu kalsoon yahay kaasoo loogu talagalay inuu fududeeyo in dadka ay helaan oo ay la xiriiraan ganacsiyada maxaliga ah ee Hargeysa iyo meelaha ka baxsan.

Warbixin Dheeraad ah
City

Suuqayaga

Hargeisa Market waa diiwaan ganacsi oo lagu kalsoon yahay kaasoo loogu talagalay inuu fududeeyo in dadka ay helaan oo ay la xiriiroon ganacsiyada maxaliga ah ee Hargeysa iyo meelaha ka baxsan.

Delivery

Hadafkeenna

Waxaan awood siineynaa ganacsiyada maxaliga ah anagoo siinayna astaamo u gaar ah halka ay ku soo bandhigi karaan alaabtooda, cusbooneysiin karaan waxyaabaha cusub, isla markaana la wadaagi karaan macluumaad muhiim ah macaamiisha.

Hargeisa Market wax ka badan diiwaan waa — waa xarun isku xirta iibsadayaasha iyo iibiyeyaasha, taageerta ganacsiga maxalliga ah, oo xoojisa suuqyada.

Noocyo Kala Duwan

Hargeisa Market waa meesha aad ka heli karto alaabo kala duwan oo tayo leh dhammaan baahiyahaaga maalinlaha ah.

Suuq Online Ah

Hargeisa Market waa diiwaan ganacsi oo lagu kalsoon yahay kaasoo ka dhigaya helitaanka alaabooyinka mid sahlan.

Taageero Macaamiil

Kooxda Taageerada Macmiilka ee Hargeisa Market waxay diyaar u yihiin inay ku caawiyaan si degdeg ah oo xirfad lehh.

Macaamiil Faraxsan

Hargeisa Market waaxaa Uu Ka Shaqeeya Farxada Macamisha Iyo Kalsoonidooda in Uu Kordhiyo.

Noo Soo Dir Email

Su'aal, talo, ama ma rabtaa in ganacsigaaga lagu diiwaangeliyo?
Waxaan jeclaan lahayn inaan kaa maqalno!